Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya u magacaabay Xasan Cali Khayre.
C/risaaq Xasan Cismaan oo ka mid ah Prof. Jaamacadaha Muqidsho wax ka dhaiga oo la hadlay Risaala ayaa sheegay Ra’iisul Wasaaraha in ay hortaallo shaqo adag.


