Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DHAGEYSO WAREYSI: Prof. C/risaaq oo ka hadlay R/wasaaraha la magacaabay

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya u magacaabay Xasan Cali Khayre.

C/risaaq Xasan Cismaan oo ka mid ah Prof. Jaamacadaha Muqidsho wax ka dhaiga oo la hadlay Risaala ayaa sheegay Ra’iisul Wasaaraha in ay hortaallo shaqo adag.

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2017/02/pre-Cabdirisaaq-xasan-cismaan-Falan-qeeye-siyaasi-ah-.mp3?_=1
Exit mobile version