DHAGEYSO: Wareysi ku saabsan shirka maamul u sameynta Hiiraan & Sh/Dhexe

Wariyaha Idaacada Risaala ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa wareysi la yeeshay Nabadoon C/fataax Macalin Maxamuud oo kamid ah waxgaradka gobolka Shabeelaha Dhexe.

Nabadoonka ayaa ka hadlay waxyaabaha hortaagan dhismaha maamulka Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe iyo howlgaladii ugu dambeeyay ee Alshabaab looga saaray deegaanada Shabeelaha Dhexe.

Hoos ka dhageyso wareysiga oo uu qaaday Maxamed Yuusuf Colow