Taliyaha ciidanka dowladda Soomaaliya ee degmada Buurdhuubo ayaa ka warbixiyay howgal maalmihii lasoo dhaafay ay ka wadeen deegaano hoos yimaada degmada Buur dhuubo oo ay gacanta ku hayaan Xarakada Al-Shabaab.
Radio Risaala broadcast online 24 hours a day, seven days a week. Radio Risaala brings you the friendly voices of the community. As a community station, We also have religious programs, sport, local news and interviews etc.


