Man United Oo Noqotay Kooxdda Ugu Qaalisan Qaarada Yurub (Aqriso 15-Ka Koox Ee Ugu Qaalisan Yurub)

Shirkadda Forbes iyo machadk CIES ayaa shaaca ka qaaday in kooxdda reer England ee Man United ay tahay kooxdda heysata ciyaartooyda ugu qaalisan dhamaan kooxaha qaarada Yurub.

Soo iibsashadii Paul Pogba ayaa kooxdda reer England u ahaa rikoor fiican, laakiin sidaas oo ay tahay Man United waxaa ay hada meel fog uga jeedaa iney ka qaalisan tahay yurub oo dhan.

Waxaase aad u xanuun badan in kooxdda yurub ugu qaalisani ay guulo muhiim ah gaari la’adahay, ciyaartooyda Man United waxaa ay ku fadhiyaan 718 milion sida ka muuqata shaxda.

liiska 15-ka koox ee ugu qaalisan Yurub.

liska