Waxaa dib u dhac uu ku yimid shirkii wadatashiga ahaa oo madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu isugu yeeray madaxda dowlad goboleedyada.
Qaar ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa sheegaya in saldhigasho la’aan ay haysata dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ay sababta u tahay in shirkaasi uu baaqdo.
Hoos ka dhageyso Warbixin ku saabsan Saldhigasha la’aanta dowladda Soomaaliya.