DHAGEYSO: Warbixin ka hadleysa 26-ka Juun

Muqdisho-RisaalaFM- 26-kii Juun 1960 ayaa markii ugu horeysay ciida Soomaaliyeed oo xor ah laga taagay calan Soomaaliyeed, inkastoo dhaq dhaqaaqa gumeysi diidka uu sano badan uu ku horeeyay xilligii ay suurtagashay in la iska qaado gumeysiga.

Dadka Soomaaliyeed ayaa ka siinaa iska xoreynta gumeystayaasha reer Yurub, walow xilligaasi aysan jirn isku xirnaan toos ah oo ka dhaxeysay dhaqdhaqaaqyadii ka jiray goboladii Waqooyi iyo Koonfureed.

Warbixintan waxaa inooga diyaarisay Wariyaheena Faa’iso Cabdi Warsame:-