DHAGEYSO: Warbixin Dooda Dhiibista Qalbi Dhagax oo wali taagan

Dooda dhiibista Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo dowladda Soomaaliya ay ku wareejisay dowladda Itoobiya ayaa wali taagan .

Xildhibaanada golaha Shacabka ayaa ku kala qeybsamay dhiibista Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax.

Xildhibaanada qaarkood ayaa ku doodaya in dhiibida Qalbi Dhagax ay tahay Sharci daro.

Sidoo kale waxaa soo shaacbaxay Khilaaf u dhaxeeya Xukuumadda iyo sidoo kale Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka.

HOOSE KA DHAGEYSO WARBIXIN KU SAABSAN XAALADDA QALBI DHAGAX EE HADDA TAAGAN: