Maalinba maalinta ka dambeysa waxaa sii kordhaaya dhibaatooyinka Ciidamada AMISOM ay u geysanayaan dadka rayid ah ee ku sugan gobolka Shabeelaha Hoose.
Shalay gelinkii dambe ayaa AMISOM lagu eedeeyay in ay duleedka Magaalada Baraawe ay ku dileen labo wiil oo walaalo ah iyo sidoo kale geel gaaraya 70Neef.
Haddaba warbixintaan waxaa nooga diyaariyay Wariye Faysal Cabdulaahi Maxamuud.


