DHAGEYSO: Warbixin Ciriiri ka jira wadooyinka Muqdisho

Wadooyinka Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka taagan ciriir aad u badan ,waxaana sidoo kale jira in ciidamada loo yaqaano Taraafikadda ay ka howlgallaan hal waddo oo kaliya.

Wariyaha Risaala Axmed Cabdi Cali ayaa Warbixintaan ka diyaariyay.