Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DHAGEYSO: Warbixin Ciriiri ka jira wadooyinka Muqdisho

Wadooyinka Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka taagan ciriir aad u badan ,waxaana sidoo kale jira in ciidamada loo yaqaano Taraafikadda ay ka howlgallaan hal waddo oo kaliya.

Wariyaha Risaala Axmed Cabdi Cali ayaa Warbixintaan ka diyaariyay.

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2017/10/Warbixinta-Axmed-iyo-Wadooyinka.mp3?_=1
Exit mobile version