Tacadiyada ciidamada dowladda Soomaaliya ay u gaysanayaan dadka rayidka ayaa sii kordhay bilihii lasoo dhaafay, waxaana taasi walaac ka muujiyay dadka Shacabka ah ee kunool Magaalada Muqdisho.
Maxkamadda Ciidamada qalabka sidda ayaa kaga digtay Ciidanka in ay dhibaateeyaan Dadka Shacabka ah.
Hoos ka dhageyso Warbixin kusaabsan tacadiyada Ciidanka dowladda



