Dhageyso:-Soomaaliland oo ka hadashay kulanka Nairobi

Magalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya ayaa la filayaa in Maanta oo Talaado ah  ay ku kulmaan Wakiilo ka kala socda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Soomaaliland,kulamadaas oo horudhac u ah bilaawga wadahadallada Soomaaliya iyo Soomaaliland.

Kulamada  ayaa waxaa soo qaban-qaabisay xarunta xallinta khilaafaadka ee Centre for Humanitarian Dialogue (HD), iyada oo lagu doonayo in la wadahadal siiyo Madaxda Dowladda Federaalka iyo Soomaaliland oo aaminsan Soomaaliya inteeda kale inay ka go’day.

Wakiilka Soomaaliland ee dalka Kenya Baashe Cawil Cumar ayaa sheegay in shirkaasi uu noqon doono mid ahmiyad weyn u leh Soomaaliland,isla markaana Soomaaliland ay diyaar u tahay in ay mar walba wadahadal la furto dowladda Federaalka Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayuu sheegay in uu wafdi u diray Magalada Nairobi si ay uga qeyb galaan wadahadallada horudhaca ah oo ay la yeelanayaan Xubnaha ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Dowladda Soomaaliya  wadahadalladaas waxaa ku meteli doonaan wafdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Madaxtooyada Soomaaliya  Dr Nuur Diiriye( Fursade) & Kaaliyaha Agaasimaha Madaxtooyada Cabdi Sataar Geelle.

Dhinaca Soomaliland ayaa waxaa kulamadaas ka qeyb geli doona Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliland Yaasiin Maxamuud Faratoon, Maareeyaha  Hay’adda Duulista Hawada Maxamed Cabdi Rodol & Wakiilka Soomaaliland ee dalka Kenya Baashe Cawil Cumar,waxaana sidoo kale Goobjoog ka noqon doona wafdi ka socd Beesha Caalamka.

Lpi 101-400 Practise Questions With The Knowledge And Skills

LPIC-1 101-400 Li Mu hurriedly Lpi 101-400 Practise Questions Lpi 101-400 Practise Questions swept her and Lpi 101-400 Practise Questions Lpi 101-400 Practise Questions turned around and Lpi 101-400 Practise Questions began to undress in the mirror. But my father 101-400 Practise Questions left LPI Level 1 Exam 101, Junior Level Linux Certification, Part 1 of 2 without saying goodbye. Slender fingers, large palms, nails are always neatly trimmed.

This punch collapsed the two Dongzi who were LPI Level 1 Exam 101, Junior Level Linux Certification, Part 1 of 2 kneeling on LPIC-1 101-400 the ground. There is nothing wrong with this Take advantage of the old Wei head Until the old Wei head into Lpi 101-400 Practise Questions the coffin. At this time, Zhang Haoran basically fell to 101-400 Practise Questions the lowest valley in 101-400 Practise Questions his life. I understand that Lpi 101-400 Practise Questions you want to use my hand to get rid of Lpi 101-400 Practise Questions Feng Erzi. The fundamental purpose of the participating countries in World War I and World War II was to compete for this central island.

The ankles were LPI Level 1 Exam 101, Junior Level Linux Certification, Part 1 of 2 blue and purple, and they were LPIC-1 101-400 in pain. She Lpi 101-400 Practise Questions reached out and 101-400 Practise Questions put her hands on the hand 101-400 Practise Questions Lpi 101-400 Practise Questions of Ke. She was boiling water. Lpi 101-400 Practise Questions There are two large cups on Lpi 101-400 Practise Questions the kitchen cabinet.