DHAGEYSO: Sidee loo soo xiray Mukhaar Rooboow ?

Idaacadda Risaala ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay ogaatay sida loo soo xiray Mukhtaar Rooboow oo maanta laga soo xiray Magaalada Baydhabo gaar ahaan Madaxtooyada looga arrimiyo maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Xildhibaan Cusmaan Axmed Isgoys oo ka tirsan xildhibaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya kuna sugnaa madaxtooyada maamulkaasi  isla xiligii lasoo xiraayay Mukhtaar Rooboow ayaa Risaala ugu waramay qaabka loo soo xiray.

Halkaan hoose ka dhageyso wareysi xog badan xambaaran oo uu wariyaha Risaala Maxamed Abuukar Dabaashe la yeeshay Xildhibaan Isgoys.