DHAGEYSO: Sidee Doorashada 2020-ka looga ilaalin karaa Musuq maasuq [Wareysi]

Prof Saadaq Maxamed Eenow, waa aqoonyahan Soomaaliyeed, oo shahaadooyin kala duwan ka qaatay dalalka caalamka ku yaala.

Wuxuu kasoo shaqeeyay Puntland iyo Koofurta Soomaaliya, Prof Saadaq Eenow ayaan ka wareysanay arrimaha la xiriira Musuq maasuqa Africa, gaar ahaan Soomaaliya.

Wariyaheena Maxamed Ciise Maxamuud ayaa la yeeshay wareysigaan.