DHAGEYSO: Dad shacab ah oo furay Waddo Muddo u xirneyd Biyo iyo Qashin

Qaar ka mid ah Shacabka degan hareeraha Isgoyska Fagax ee degmada Yaaqshiid ayaa bilaabay dayactirka wado muddo xirnayd, kadib markii uu ka gaabiyay Maamulka gobolka Banaadir.

Maamulka gobolka Banaadir ayaanan tixgalin Cabashadda Shacabkaan Muddo bilooyin ah, waxaana dadka ay bilaabeen in ay Wadadaasi ay ka qaadaan qashin iyo biyo fadhiyay bilooyinkii ugu dambeeyay.

Hoos ka dhageyso Warbixin ku saabsan abaabulka ay waddaan Shacabka Xaafadda Fagax.