DHAGEYSO: Sannad guuradii 64-aad ee maalinta calanka oo maanta lagu qabtay Muqdisho

Muqdisho-RisaalaFM- 64 sano ayaa ka soo wareegatay aas aaska calanka Soomaaliya maanta oo kale 12-ka April 1954 ayaa dalka Soomaaliyeed calankii ugu horeeyay ee buluuga ah.

Munaasabado lagu weyneynayo malintan ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka, sidoo kale caawa ayaa la filaya in munaasabado kale oo maalinkan loogu dabaal degayo la qabto.

Wariyaha Risaala Mohamed Abuukar Dabaashe ayaa warbixintan inooga diyaariyay:-