DHAGEYSO: Saameynta ka dhalankarta Isbedalladda lagu sameynaayo Hay’addaha dowladda”Warbixin”

Intii ay jirtay dowladda uu hoggaaminaayo Madaxweyne Farmaajo oo ah hal sano iyo Bar , waxaana xilalkii laga qaaday inta badan Mas’uuliyiintii lasoo magacaabay.

Tusaalle Taliska xoogga waxaa soo maray labo taliye, Booliska waxaa soo maray labo Taliye , Nabad suggida waxaa soo maray labo taliye, gobolka Banaadir waxaa soo maray labo Gudoomiye, Madaxtooyadda waxaa soo maray saddex Aggaasime.

Waxaa sidoo kale jira Wasiiro xilalkii laga qaaday kuwo Iscasilay iyo Wasaarado hadda banaan.

Haddaba Warbixin ku saabsan Saameynta ka dhalankarta waxaa noo diyaariyay Wariye Maxamed Ciise Maxamuud.