Waxaa maanta golaha ammaanka ee Qaramada Midoobe khudbada ka jeediyay Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midooobe u qaabilsan Soomaaliya ku xigenkiisa, iyo safiirka Soomaaliya ku matala Qaramada Midoobe.
Halkaan hoose ka dhageyso khudbada Safiirka Soomaaliya ee Qaramada Midoobe Abuukar Cismaan Baalle:



