DHAGEYSO: Nuxurka Khudbadihii laga jeediyay caleema-saarka Madaxweyne Dani

Madaxweynaha Soomaaliya, Madaxdii hore ee dalka , Hoggaamiyeyaasha maamul goboleedyadda, Xildhibaano iyo qaar ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed ayaa xalay Khudbado ka jeediyay Xafladii Caleemasaarka Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid Cabdullaahi Deni.

Hoos ka dhageyso hadalladii ugu muhiimsanaa ee goobta laga jeediyay.