Munaasabad lagu daah furaayay isbedel cusub oo lagu sameynayo howlaha ay qabato Daladda ururada Bulshada Rayidka ee SONSA ayaa maanta Waxa ay ku qabsoontay Magaalada Muqdisho.
Waxaana kasoo qeyb galay Xubnaha Kumideysan daladda, Gudoomiyaha gobalka Banaadir, Culuma udiin, Waxgarad, Aqoonyahano , iyo Qaar kamaid ah ururada haweenka.
Halkaan hoose ka dhageyso Warbixin xog badan xambaarsan oo uu Wariyaha Risalaa Cali Xasan Cali oo munaasabadaani ka qeybgalay uu inooga diyaariyay Warkaani.



