Dhageyso:-Maxay isku hayaan Dowladda Federaalka & Ahlusunna?

Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa soo baxayay warar sheegayay in kala aragti duwanaansho ay soo kala dhexgashay dowladda Federaalka iyo hoggaanka Ahlusunna ee Gacanta ku haya Magalada Dhuusamareeb & Magaalooyin kale oo ku yaalla Gobolka Galgaduud.

Hadaba shirar kala duwan ayaa ka socda Magalada Dhuusamareeb, iyada oo wufuud ka socda DowladdaS oomaaliya ay halkaasi ku sugan yihiin.

Hadaba waxyaabaha ay isku hayaan Dowladda Federaalka iyo Ahlusunna waxaa soo koobaya Wariyaheena Maxamed Cabdi Cali.