Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay inaysan Jirin Cabsi laga qabo in dalka uu galo gacan gumeysi.
madaxweynaha Soomaaliya Xasan sheekh ayaa sheegay in Soomaaliya aysan kulaabandoonin gumeysi islamarkaan dalka uu xor ahaa muddo ka badan 65 sano.
Madexweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in ay jiraan kuwa ka xun hormarka Soomaaliya ,dhowr jeerna sheegay in uu dalku gumeysi galaayo.
Xasan Sheekh ayaa sheegay in ciidamada AMISOM ay Soomaaliya u joogan in ay dalka gacanta ugu soo celiyaan Soomaaliya,laakiinse aysan Soomaaliya u joogin in ay gumeystaan.


