Maamulka Koofur Galbeed ayaa sheegay iney wax ka qaban doonaan amni darada marar badan kusoo laalaabatay deegaanada Shabeelaha Hoose gaar ahaan degmada Marka.
Wasiirka arimaha gudaha maamulkaasi C/raxmaan Ibraahim Aadan ayaan ka wareysanay arimahaasi iyo arimo kale.


