Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DHAGEYSO: Maamulka Koofur Galbeed oo wax ka qabanaya amni darada Marka & Sh.Hoose

Maamulka Koofur Galbeed ayaa sheegay iney wax ka qaban doonaan amni darada marar badan kusoo laalaabatay deegaanada Shabeelaha Hoose gaar ahaan degmada Marka.

Wasiirka arimaha gudaha maamulkaasi C/raxmaan Ibraahim Aadan ayaan ka wareysanay arimahaasi iyo arimo kale.

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2016/02/C.raxmaan-Ibraahim-Aadan-.mp3?_=1
Exit mobile version