Gudoomiye ku xigeenka dhanka arimaha bulshada magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan Sheekh Xuseen Cali oo Idaacadda Risaala la hadlay ayaa waxa uu ka warbixiyay xaalada guud ee magaalada Beledweyne.
Waxa uu sheegay in dowladda Soomaaliya iyo hey’adaha bani’aadanimada ay ugu baaqayaan in ay gar gaar la soo gaaraan dadka uu ku soo fatahay wabiga shabeelle.


