DHAGEYSO:- Hooyada Ikraan oo wax kama jiraan ku tilmaamtay Guddiga uu Magacaabay Farmaajo

Kadib markii Caawa Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu Magacaabay Guddi baaritaan ku sameeya kiiska Ikraan Tahliil ayaa waxaa ka hadashay Hooyada Ikraan.

Qaali Maxamuud oo la hadashay Idaacadda Risaala ayaa sheegtay in Guddiga uu Magacaabay Farmaajo uu yahay mid waxba kama jiraan ah, isla markaana dadkii Gabadheeda dhibaateeyay aan waxba laga sugeyn.

Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Hooyo Qaali