DHAGEYSO: Gudoomiyaha xisbiga ucid Soomaaliland oo ka jawaabay dacwad ka dhan ah

Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah Soomaaliland Feysal Cali Waraabe oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa iska fogeeyay waxa ka jira dacwad sheegeysa in lagaga gudbiyay maxkamada sare ee Soomaaliland.

Iyadoona isla xisbiga wadani ee isla Soomaaliland ka tirsan ee mucaaradka uu ka gudbiyay .

Warqada ayaa waxaa ku qorneed in gudoomiye Feysal Cali Waraabe uu dil ugu hanjabay gudoomiyaha kale ee xisbiga wadani,

Waxaana arintan ay timid kadib markii xisbiyada ay kulan isugu yimaadeen oo looga arinsanayay doorashooyinka ku soo food leh Soomaaliland.