DHAGEYSO: Galmudug” in ka badan 30 ruux ayaan Gaalkacyo ku qabanay”

Galmudug ayaa waxa ay sheegatay in ay gacanta ku dhigeen in ka badan 30 ruux in ay ka tirsan yihiin Al-shabaab, laakiin waxa ay sheegeen shaqsiyaadkaasi in ay baaritaano ku sameynayaan .

Waxaana saraakiisha Galmudug ay sheegeen in dadkan ay ku qabteen meel u dhow magaalada Gaalkacyo xarunta gobolka Mudug.

Waxaan qadka telefoonka kula xiriirnay gudoomiye ku xigeenka gobolka Mudug Cabdi Xuseen oo Gaalkacyo ku sugan ayaan ka wareysanay shaqsiyaadka ay soo qabteen.