Xiisad dublomaasiyadeed ayaa ka dhex curatay todobaadkaan dalalka Soomaaliya iyo Kenya oo ah labo dal oo daris ah, islamarkaana waxyaabo badan Wadaaga sidda Ganacsiga, Ammaanka iyo la dagaalanka Al-Shabaab.
Gudoomiyihii hore ee Ururadda Bulshadda Rayidka ah Diini Maxamed Diini ayaa Idaacadda Risaala ee Magaalada Muqdisho uga waramay sidda ugu haboon ee loo xalin karo Xiisadda ka dhalatay Muranka Badda ee labadda dal ka dhex taagan.
Hoose ka dhageyso Wareysigiisa oo Dhameystiran.