Xulka qaranka dalkeena Soomaaliya ee 11,jirada oo ka qeyb galayay tartanka kubadda Cagta ee dugsiyada hoose ee dalalka Jaamacadda Carabta oo sanadkan uu marti geliyay dalka Qadar , ayaa kulankoodii ugu dambeeyay ciyaar bar bar dhac ah la galay xulka qaranka 11 jirada ee ka socday dalka Qadar oo sandkan koobka marti gelinaayey.
halkan ka dhageyso warbixin uu diyaariye Deeq Xuseen Deeq:


