Dhageyso Axmed Madoobe:” Madaxda dalka waa in ciidamo Soomaaliyeed ilaaliyaan”

Madaxweynaha Jubbaland ayaa ugu baaqay madaxda dalka inay ilaalo Soomaaliyeed samaystaan halka ay Ciidamada AMISOM ka waardiyeeyaan madaxda dalka iyo xarumaha dowladda.