DHAGEYSO: Aqoonyahano ka digay in Ajnabi loo dhiibo Hoggaanka Bankiga Dhexe

Aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa ka digaya nin ajnabi ah loo dhiibo gudoomiyaha Bankiga dhexe, xilli Saacaddihii lasoo dhaafay ay soo baxayeen warar sheegaya in nin u dhashay dalka Britain dhawaan loo Magacaabi doono Hoggaanka Bankiga dhexe ee Soomaaliya.