Dhagaysiga 4-aad ee kiiska Cabadalla Muumin oo cabsi Amni loo baajiyey

Kiiskii dacwadda loo haystay xoghayha SJS, Cabdalla Axmed Muumin ee ka socotay maxkmadda gobalka Banaadir oo balansanaa maalinta berri oo Khamiis ah 26/01/2023 ayaa loo baajiyey arrmo amni darteed.

Cabsidaan amni ayaa imaanaysa xilli Axaddii 22/01/2023 ay Al-Shabaab weerar iyo qaraxyo saacado socday ku galeen xarunta dowladd hoose ee gobalk Banaadir.