DEG DEG: Toogasho ka dhacday dalka Mareykanka

Sida ay xaqiijiyeen Warbaahinta dalka Mareykanka Toogasho ayaa ka dhacday dalka Mareyknka Gaar ahaan goob Club ah oo ku taalla degmada Cincinnati ee Ohio.

hal qof ayaa dhintay 15 kalena waa ay dhaawacmeen .

Goobta Waxaa gudaha u galay nin hubeysan oo bilaabay in uu dadka toogto.

Ciidanka Ammaanka ayaa goobta gaaray, waxaana ay wadaan badbaadinta dadka ku jira Club-ka, iyadoona aan wali la xaqiijin in ninkii la toogtay iyo inkale.