DEG DEG: Suxufiyiinta oo looga yeeray Madaxtooyadda

Wariyeyaasha ayaa Goor dhow looga yeeray Xarunta Madaxtooyadda Soomaaliya gaar ahaan Xafiiska Ra’iisulwasaaraha.

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya ayaa lagu wadaa in uu ku dhawaaqo golaha Wasiirada dowladda Soomaaliya.

Ilo ku dhow Madaxtooyadda Soomaaliya ayaa Risaala u sheegay in Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre uu ku dhawaaqi doono maanta  Wasiirada.

Faahfaahin kala soco Risaala.net