Qarax inta badan laga maqlay degmooyinka gobolka Banaadir ayaa waxaa uu ka dhacay inta u dhaxeysa Isgoysyada Sayidka iyo Dabka ee Wadda Maka Al-Mukarrama ee Magaalada Muqdisho.
Wararka Qaar ayaa sheegaya in Qaraxa uu ka dhacay Nawaaxiga hotelka Dayax.


