Qarax Ismiidaamin ayaa ka dhacay Hoteelka Dayax oo ku yaalla Magaalada Muqdisho, waxaana la sheegaya in Qaraxa uu fuliyay qof naftiis hure ah.
Gudaha Hotelka ayaa waxaa ka socota Rasaas sida ay Risaala u sheegeen dadka degaanka.
Hotel Dayax waxa uu ku yaalla aaga Hotel Wehliya dhinaca xiga Isgoyska Sayidka.
Qaraxa ayaa ahaa mid Xooggan waxaana inta badan laga maqlay degmooyinka gobolka Banaadir.
Sidoo kale warar soo baxaya ayaa waxaa ay sheegayaan in dabley hubeysan ay gudaha u galeen Hoteelka.
ilaa iyo Hadda lama khasaaraha ka dhashay Qaraxa.
Faahfaahin kala soco Risaala.net


