Qarax ka dhacay Muqdisho

Qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa ayaa goor dhow ka dhacay Agagaarka Isgoyska Jubba ee Magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa si weyn looga maqlay degmooyinka gobolka Banaadir.

Wixii kusoo kordha kala soco Risaala.net