DEG DEG: Mareykanka oo Yeeshay Madaxweyne Cusub

Doorashada Madaxtimada dalka Mareykanka ayaa waxaa ku guuleystay Donald Trump ka dib loolan adag uu la galay Hillary Clinton.

Donald Trump  ayaa noqonaya ninkii ugu horeeyay ee maalqabeen ah ee ku guuleysta Madaxtinimada Dalka Mareykanka.

Xisbiga Madaxweyne Obama ayaa ku guuldareystay in ay hogaanka u qabtaan doorashada dalka Mareykanka.

Donald Trump  ayaa inta badan helay codadkii looga baahnaa qofka doonaya in uu noqdo Madaxweynaha dalka Mareykanka.

Maalqabeenkii ugu horeeyay ee aan siyaasada mareykanka horay ugu lug laheyn ayuu noqonaya Donald Trump ee Madaxweyne ka noqda dalka Mareykanka.

Donald Trump ayaa helay codad dhan 276- iyadoo laga rabay oo kaliya 270 cod, halka Hillary Clinton ay la timid 218