Dab ayaa goor dhow ka kacay Suuq Bacaad degmada Yaaqshiid, waxaana uu dabku qabsaday Guri ku yaalla Bartamaha Suuqa , ka dibna waxaa uu ku faafay qeybaha kale ee Suuqa .
Sida ay Risaala u sheegeen dadka degaanka waxaa socda Dadaallo kala duwan oo lagu doonaayo in dabkaasi lagu damiyo.
ilaa iyo hadda lama ogga waxyaabaha Sababay dabka .
Faahfaahin kala soco Risaala.net


