Dowladda Hoose Ee Xamar ayaa Maanta Gubtay cuntooyin Kala Duwan Oo waqtigeedu Dhacay Kuwaas Oo Iskugu Jiray buskut,Nacnac,shukulaato Iyo Daawooyin Kala Duwan.
Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in maamulka gobolka Banaadir oo gacanta kusoo dhigay cuntadaasi dhacday oo Bulshada lagu dhibaateyn rabay.
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa inta badan guba waxyaabaha Daroogada ah iyo cuntooyin dhacay ee dalka la keeno.




