Daawo Sawirada; Dhaawacyada banaanbaxyadii Beledweyne oo isbitaalka la dhigay

Banaanbax looga soo horjeedo shirar maalmahaan ka dhacayay magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa ka dhacay magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.

Banaanbaxa ayaa waxaa looga soo horjeeday in waxgaradka Hiiraan ay ka qeyb galaan shirka maamulka loogu sameynayo Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.

Bartamaha Magaalada ayuu ka dhacay Banaanbaxa, iyadoo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu xarunta Gobolka kula leeyahay Kulan Odayaasha Dhaqanka reer Hiiraan.

Baledweyne waxaa ku sugan Wafdi uu hogaaminaayo Madaxweynaha Somaliya oo ay ka mid yihiin Wasiiro, Xildhibaano iyo masuuliyiin kale, iyadoo Banaanbaxan hada ka dhacay Magaalada uu sababay dhaawacyo loo geystay dadkii banaanaxyada dhigayay.

12910950_1116115588428034_91573516_n 12910790_1116115595094700_81388014_n 12910240_1116115581761368_1307840342_n 12910229_1116115578428035_2084703308_n 12884624_1116115585094701_536304868_n 12884501_1116115591761367_722984050_n 12801571_784778321657853_8046051268259655950_n 12596387_1116115575094702_1644308316_n 11099720_1116115571761369_495789597_n