kooxda Real Madrid ayaa xaqiisay in daafaca kooxda Danilo in maanta oo talaada uu maray dhaaeac qaliin dhanka ciribta ah.
daafac danbeedka midig ee kooxda real madrid uga soo biiray kooxda Porto bilowgii xili xiyaaredkii la soo dhaafay xidigaan ayaa 31 kulan saftay tar tamada oo dhan .
xidiga reer Brazil ayaa ciyaartii kooxda real madrid Champions League ay kaga badiyeen kooxda Atletico Madrid ee San Siro dhamaadka bishii hore.
waxana xiligas lagu bedelay Carvajal, lkn hada waxa uu qarka u saaranyahay in qaliin lagu sameeyo.


