Dad Shacab ah oo lagu laayay Hiiraan

Wararka naga soo gaaraya  Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in koox hubeysan ay rasaas ku fureen gaari ay saarnaayeen dad Shacab ah oo maraayay degaanka Kabteedan.

Ugu yaraan 6 ruux oo Afar ka mid ah ay yihiin Carruur ayaa la xaqiijiyay in ay dhinteen, waxaana sidoo kale jira dhaawacyo soo gaaray Shacabkii Saarnaa gaariga la rasaaseeyay oo ahaa gaari dadweyne.

Sidda ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiin ku sugan degmada Maxaas koox hubeysan ayaa dadkaasi wadada u galay ka dibna laayay.

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa la sheegay in ay gaareen goobta dadkaasi lagu laayay, waxaana warar qaar ay sheegayaan in dadkaan ay ahaayeen dadka Ehel ah oo loo laayay Aanooyin qabaail.

Kooxdii dilka geysatay ayaa wali gacanta lagu soo dhigin, waxaana maamulka gobolka Hiiraan ay sheegeen in ay waddaan baaritaano.

High Pass Rate Microsoft 70-347 Certification Material With 100% Pass Rate

This is who is coming to catch Liu Haizhu wants to watch the fun. When the weather went cold in the morning when 70-347 Certification Material Dongzi Microsoft 70-347 Certification Material went out, he wore a blue plush Microsoft 70-347 Certification Material sportswear, but he could only put the sportswear on his shoulders when Microsoft 70-347 Certification Material he came back. Liu Haizhu Microsoft Office 365 70-347 listened to God. The lords lifted their faces up, and I saw that his tears and snots were mixed together. Microsoft 70-347 Certification Material Liu Enabling Office 365 Services Haizhu is not a Microsoft Office 365 70-347 Certification Material person who has never seen the world, but today he has seen such a high density house, still can not help but marvel. I can t stop it. If there is no way, I will stop you.

The Microsoft Office 365 70-347 blue people wore a tremor and almost did not Enabling Office 365 Services fall. mdwenxue. Microsoft 70-347 Certification Material Behind the 70-347 Certification Material scenery, I will go to the front, this time, this time I Microsoft 70-347 Certification Material really go back to the pig s waist. These two people, who are willing to play, who is not Microsoft 70-347 Certification Material Willing to play Microsoft 70-347 Certification Material for life. 70-347 Certification Material Feng Erzi is different. He relies on friendship to build a gang. Wang Yu reached out and handed Li Wu s hand.

A Wei, buy a motorcycle for you, Haikou is too hot, you Microsoft 70-347 Certification Material are too bitter. After a warm and excited kiss, they http://www.testkingdump.com/70-347.html walked hand in hand and walked slowly along the Microsoft Office 365 70-347 bank. A Feng is a Enabling Office 365 Services 70-347 Certification Material Christ. After Microsoft 70-347 Certification Material the teacher introduced him to me, the first thing I noticed was a gleaming silver chain hanging from his chest.