Dad ku banaanbaxay Goob uu khudbad ka jeedinayay Madaxweynaha Somaliland

Bannaanbax looga soo horjeedo Somaliland & safarka Madaxweyne Muuse Biixi ayaa ka ka shacabka Magaalada Washington wee Dalka Mareykanka.

Banaanbaxa ayaa waxaa dhigaya Jaaliyadda Maamulkii la magac baxay Khaatumo , kuwaas oo sheegay in Somaliland xoog ku haysato dhulkooda.

Bannaanbaxayaasha oo watay calamada Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa sheegay in Soomaaliya ay tahay hal dal oo aan kala go’ karin.