Daawo Xafaladda Caleemasaarka Madaxweyne Deni oo la soo gaba gabeeyey

xafaladda caleemasaarka oo ay kasoo qayb galeen madaxda Qaranka, madaxdii hore ee Qaranka, madaxda Maamul gobaleedyada, beesha caalamka iyo marti sharaf kale oo badan ayaa lagu soo gaba gabeeyey magaalada Garowe oo caasimadda Puntland.

ugu dambeeyn xafladda waxaa ka hadlay madaxweynaha Jamhuuriadda Federaalka Maxamed Cabdullahi Farmaajo.