Sowdo Cabduqaadir Cali Waa 19 jir ku nool Magalada Muqdisho waana ardayadii sanadkaan kaalinta labaad ka gashay Imtixaankii ay qaaday Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya.
Hadaba Sowdo waa qof noocee ah sideese u aragtaa kaalinta ay sanadkaan ka gashay imtixaanka Dowladda?
Hoos Ka Daawo Warbixin uu ka diyaariyay Wariye Axmed Tifow Xasan.
https://youtu.be/118Wf0KdeXI