DAAWO WARBIXIN:- Sicir barar ka jira Somaliland

Hargeysa-RisaalaFM- Sicir bararku waxa uu ka mid yahay Aafooyinka ugu xun ee saameynta weyn ku yeesha nolsha Aadanaha, waxaana albaadabada loo xiraa kumanaan Ganacsi oo yar yar.

Somaliland ayaa hada waxa ay mareysaa marxaladii ugu adkeyd ee dhanka sicir bararka ah, kaasi oo saameeyay cuntooyinka Quutal daruuriga ah iyo waxyaabihii kale ee aas aasiga u ahaa nolosha.

XIGASHO: HCTV

https://youtu.be/DEgHkxQPv5A