DAAWO: Buug uu Qoray Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar

USA-RisaalaFM- Buuq uu Qoray Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo uu kaga hadlayo Dimuquraadiyadii ugu horeysay ee Qaarada Afrika ayaa waxaa lagu soo bandhigay Magaalada Minneoples ee dalka Mareykanka.

Xafldan ayaa waxaa lagu qabtay Jaamacadda weyn ee Minnesota ee Magaalada Minneoples, waxaana buugaan uu muujinayaa Halgankii loo soo maray gobonimada.

Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo la hadlayay dadweynihii  soo xaadiray Munaasabadda ayaa ka jawaabayay waxa ku qasbay qorida buugan.

XIGASHO:- SOMALI CABLE